Farmaajo oo ka qeyb galaya kulan Saddex geesood ah oo beri ka furmaya dalka Itoobiya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu Berri oo Jimce ah u ambabaxo Magaalada Gondar ee Dalka Itoobiya. Farmaajo ayaa halkaasi kaga qayb geli doona Shir Saddex geesood ah oo uu halkaasi kula yeelanayo Ra’asul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Eretrea Isaias Afwerki, sida uu warbaahinta u sheegay Agaasimaha Warfaafinta … Continue reading Farmaajo oo ka qeyb galaya kulan Saddex geesood ah oo beri ka furmaya dalka Itoobiya